Qeexid
"Cudur dadka ku dhaca oo wejiga iyo oogadu la barbararto oo dab lagu daaweeyo."
"Cudur dadka ku dhaca oo wejiga iyo oogadu la barbararto oo dab lagu daaweeyo."
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Barar u yeelid (meel jirka ka mid ah).
Caano dhay ah, kuwa fadhi ah ku darid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
m.dh
Wadaag:
Sabeen asooshay iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd.
ld baraarshishiyid
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Sabeen iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd asoolid.
f.mg1
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag: