Qeexid

"(-byo, m.dh) Qof dawlad u wakiilatay in uu gobol xukumo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barasaab oo kali ah:
  • Barasaabka haatan ka taliya California, Gray Davis ayaa aad iskugu dayey in aysan xubno kale oo dimoqraadiya aysan tartanka la soo galin.
  • Markii uu sii baxayey Mr Schwarzenegger waxa uu ku ballan galey in uu noqon doono Barasaabka shicibka, laakiin kaligiis kuma tartamayo magaca xisbiga Jamhuuriga.