Qeexid Xigta
ld barad (2).
ld barad (2).
Wadaag:
Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi.
ld baroordiiqid.
m.f.dh
Wadaag:
hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.
Wadaag:
hiddo-barasho tirada dadka m.l (baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.
Wadaag:
(baay.) Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha.
m.dh
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
barashada gabowga m.l (daaw.) Barashada aqoonta ku saabsan isbeddellada ka dhaca jirka iyo maskaxda oo la socda gabowga iyo dhibaatooyinka la xiriira.
Wadaag:
barashada lakabyada dhulka m.dh (ama jiyoolojiyada da' dhagaxeedka) (juqr.) Qayb juqraafiga ka mid ah oo wax ka sheegta siday isugu xigtay da'dii dhadhaabuhu sameysmeen.
Wadaag:
(fiis.) Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).
m.dh
Wadaag:
barashada cilmiyadii hore m.dh (taar.) Barashada su'aalaha caamka ah, laga bilaabo far qoriddii hore, iyo barashada Kirishtaannimada, sidii ay sameeyeen Yurub qarnigii 9aad ilaa kii 17aad.
Wadaag: