Qeexid
"Dallaayad."
"Dallaayad."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Dallad weyn, maro ka samaysan oo diyaaradaha looga soo boodo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld barad (2).
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
barashada cilmiyadii hore m.dh (taar.) Barashada su'aalaha caamka ah, laga bilaabo far qoriddii hore, iyo barashada Kirishtaannimada, sidii ay sameeyeen Yurub qarnigii 9aad ilaa kii 17aad.
Wadaag:
barashada baali-nololeed m.dh (taar.) Cilmiga ku saabsan nolosha dhulka dushiisa waqtigii hore, taasoo aan ku ogaanayno barashada lafihii hore.
Wadaag:
barashada badweynada m.dh (juqr.) Dersidda badweynada oo ay ka mid tahay dabeecadda biyaha oo la barto dhaqaaqooda, heerkulkooda, guntooda, meesha ay ku jiifto, dhirta iyo xayawaanka, iwm.
Wadaag:
Baro badan oo isugu jira midabbo kala duwan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
barashada gabowga m.l (daaw.) Barashada aqoonta ku saabsan isbeddellada ka dhaca jirka iyo maskaxda oo la socda gabowga iyo dhibaatooyinka la xiriira.
Wadaag:
barashada foosillada m.dh (taar.) Sayniska ku taxalluqa noolaha ciribgo'ay, asalkiisa ha ahaado dhir ama xayawaan, oo la helo haraagoodii oo ku aasan dhadhaabaha.
Wadaag:
barashada lakabyada dhulka m.dh (ama jiyoolojiyada da' dhagaxeedka) (juqr.) Qayb juqraafiga ka mid ah oo wax ka sheegta siday isugu xigtay da'dii dhadhaabuhu sameysmeen.
Wadaag:
eeg bargaro.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
eeg baaro. ld baarad.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
eeg baaro. ld baarad.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) Qof dawlad u wakiilatay in uu gobol xukumo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(baay.) Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira.
ld barasho.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: