Qeexid

"eeg barbaari."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barbaarin oo kali ah:
  • Labada heer ee hoose/dhexe iyo waxbarashda dugsiyada caadiga ah waxaa mas'uul ka ahaa Xafiiska Horumarinta Manaahijta oo hoos imaan jiray Wasaarada Waxbarashada iyo Barbaarinta.
  • Marxuum Owliyo wuxuu ka tirsanaa ciidankii Asluubta Soomaaliyeed, isagoo madax ka ahaa barbaarinta carruurta agoonta ah ee Lafoole, isla markaana ku guuleystay inuu gabi ahaanba badbaadiyo dhismihii Dugisga Sare ee Farsamada ee Lafoole, oo bed-qaba.