Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh barbaarinta dhallaanka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barbaariye oo kali ah:
  • Waxaa ayaandarro noqotey iyana in aqoonyahanka Soomaaliyeed qaarkii waqtiyadii xigey lagu barbaariyey falsafaddaas, taas oo keentey daneyn la'aan taariikhda Soomaaliyeed waqtigii gumeysiga iyo maamulladii ka dambeeyey.
  • Sylvester II wuxuu ahaa wiil yar oo Faransiis oo uu soo barbaariyey baadari Faransiis ah.