Qeexid
"(-ro ..., m.l) (fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa."
"(-ro ..., m.l) (fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa."
Wadaag:
Baraf noqosho, aad u qaboobid.
f.mg1
-oobay, -owday
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
f.mg1
Wadaag:
Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin.
Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo.
ld barbixid.
m.l
Wadaag:
(jool.) Daboolidda uu meel daboolo, ama hawsha uu ka qabto, baraf goglan, ama barafweyne.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Hoore alkolo ku jirto; carfoon, ubax iwm ka samaysan oo la isku udgiyo.
m.l
Wadaag:
Barbaar ka dhigid.
Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
m.l
Wadaag:
Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
m.dh.u
Wadaag:
Dood, run ka sheegiddeeda ka warwareegid.
Cid tartan kula sinmid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: