Qeexid
"Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin."
Qeexid Kale
ld barbixid.
Qeexid Xigta
Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo.
"Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin."
ld barbixid.
Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo.
Wadaag:
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
f.mg1
Wadaag:
B. ah: caano biyo ka yar lagu daray.
Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.
m.l
Wadaag:
Guuridda reero xagga badda u guuraan si ay uga samatabbaxaan dhibaatada dhuugga, baalka iwm.
m.l
Wadaag:
Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
m.dh.u
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nin dhallinyaro ah oo aan weli guursan.
m.l
Wadaag:
Dood, run ka sheegiddeeda ka warwareegid.
Cid tartan kula sinmid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Barbaar ka dhigid.
Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro ..., m.l) (fiis.) Heerkulka hoor iyo wejigiisa adkuhu ay noqdaan kuwo isku dheelitiran, iyagoo ku sugan cadaadis beegal ah. Heerkulkaas wixii ka hooseeya hoorku wuu barafoobaa ama adkaadaa.
m.l
Wadaag: