Qeexid
"Nafley, dhibaato xilli kulul ka samatabixin."
[-yay, -say]
barbix ay
barbix ay
f.g2"Nafley, dhibaato xilli kulul ka samatabixin."
Wadaag:
Arrin la isku hayo cid kala doodid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka w.: arrin ama xaalad lagu suganyahay sheegid ama gudbin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid.
Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid.
Wax halis ka badbaadin. 4. Qof, wax uu hayey cid kale siin. 5. Dab iwm shidid. 6. Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin. 7. Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn. 8. Isu b.: wax kala qoqoban isufurid. 10. Isu b.: laba qof tartansiin. 11. Kala b.: kala saar. ld bixi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan.
Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).
f.mg1
Wadaag:
Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin.
Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo.
ld barbixid.
m.l
Wadaag: