Qeexid
"Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan."
[-naa, -nayd]
bardadsan aa
bardadsan ayd
f.mg4"Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan."
Wadaag:
eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba
m.f.dh
Wadaag:
Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad1, barkag1, berded1, berkeg1 (2).
m.l
Wadaag:
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
Wadaag:
Wax baraare ku jira ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax barako leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: