Qeexid
"eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba"
"eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba"
Wadaag:
Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(taar.) Fikrado kasta, afkaar, dareen, rajooyin, ujeeddooyin, xusuus uu qofka ama dadka u leeyahay.
m.dh
Wadaag:
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: