Qeexid
Bardaq ahaansho (qof).
[-naa, -nayd]
bardaqsanaa
bardaqsanayd
f.mg4Bardaq ahaansho (qof).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg bardaqsan. ld bardaqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof buuran oo jir jilicsan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld bardaqsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax balaq ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad1, barkag1, berded1, berkeg1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: barbarda'1 m.l.u Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa.
Qeexid: barbarda'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) Roob si aad ah u da'id.
m.f.dh
Qeexid: eeg balaqsan. ld balaqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax barar leh ahaansho (meel jirka ka mid ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld barkadid, barkagid, berdedid, berkegid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld bardadsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld bardooddan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax weel ku jira, bar noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax weel ku jira, bar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld berde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld bardadsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.