Qeexid
"bardooddan1 m.l 1."
Qeexid Xigta
ld bardooddan1, bardootamid, bardootan1. bardooddan1 m.l 1.
"bardooddan1 m.l 1."
ld bardooddan1, bardootamid, bardootan1. bardooddan1 m.l 1.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan2.
f.mg1
Wadaag:
bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
Wadaag:
Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad1, barkag1, berded1, berkeg1 (2).
m.l
Wadaag:
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Hanti la siiyo qof awood maamul leh si weji looga helo.
m.dh
Wadaag:
Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba
m.f.dh
Wadaag: