Qeexid
"bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid."
"bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan2.
f.mg1
Wadaag:
bardooddan1 m.l 1.
ld bardooddan1, bardootamid, bardootan1. bardooddan1 m.l 1.
m.f.dh
Wadaag:
Qof, wax bardaday ahaansho. ld barkadsan, barkagsan, berdedsan, berkegsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhintay ahaansho.
Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah, wax bararay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Hanti la siiyo qof awood maamul leh si weji looga helo.
m.dh
Wadaag:
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cabsi iyo naxdin weyn oo qofka ka lumisa is hanashada. ld barkad1, barkag1, berded1, berkeg1 (2).
m.l
Wadaag:
eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba
m.f.dh
Wadaag: