Qeexid
"Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas."
Qeexid Xigta
ld bareerid. ld bareero.
"Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas."
ld bareerid. ld bareero.
Wadaag:
U b.: fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn ku kicid.
Ula b.: si toos ah oo aan gabbasho lahayn qof ama shay u wajahid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qof timo adag
Geed-gaab aan qodax lahayn oo qoryihiisu dhaqso u qoyin jareer2 m.dh.u Timo adag.
m.l
Wadaag:
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh habka dadka wax loo baro, kuna shaqeeya; macallin.
m.l
Wadaag:
Qoyaan layiig ah oo nafleyda afkeeda ka yimaada; cay.
ld dhareerid.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale lagu qariyo.
Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin.
Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.
m.l
Wadaag:
Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu madow guduud ku dheehanyahay ah oo samaysa xammeetida, dhiiggana wixii sumeynaya ka ilaalisa.
Qaybta dhexe ee miraha, jilicsan, qolof ku dahaaran oo uu geedku ka dhasho.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis.
m.dh
Wadaag:
Buurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
m.l
Wadaag:
Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan.
Meesha markabka loogu xiro borosinka.
m.l
Wadaag:
Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo.
ld jaahwareerid.
m.l
Wadaag: