Qeexid

"Cid, subax bariido ugu tegid."

Qeexid Xigta

Cid, salaan ugu tegid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bariidi oo kali ah:
  • Meydka Haweneyda oo Xalay gurigeeda la bariidiyay ayaa Saaka waxaa lagu wadaa in lagu aaso mid ka mid ah Quurada Magaalada Muqdisho ku yaal ama xitaa duleedka Magaalada.
  • Marka ay isbariidinayaanna waxay yidhaahaan ‘Jeef xaalaj?