Qeexid
"Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan."
[-stay, -satay]
bariiso2 tay
bariiso2 atay
f.mg3"Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan."
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
Roob da'a arooryada hore.
m.dh
Wadaag:
Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho. ld bariid.
m.l
Wadaag:
Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Qolofta ku dahaaran iniinyaha bariiska intaan la tumin.
m.l
Wadaag:
Casho baartay oo maalintii xigtay gaartay.
Salaanta kolka waagu beryo.
Hanti laga bixiyo gabar guur laga doonayo oo la siiyo soddohda. 4. ld bariidin.
m.dh
Wadaag:
Cid, subax bariido ugu tegid.
Cid, salaan ugu tegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho.
(f.mg) Habeen meel u hoyasho.
f.g
Wadaag:
Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
(-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
(-iyo, m.l) Buruq.
m.l
Wadaag: