Qeexid
"Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin."
[-ray, -rtay]
baritaar2 ay
baritaar2 tay
f.g1"Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin."
Wadaag:
Xoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.
m.l
Wadaag:
Raadinta wax qarsoon.
Suuq waayidda badeeco ganac loo soo bandhigay. ld baarid2.
m.l
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
B. xoolaad: xoolo yar.
m.dh
Wadaag:
Dhallinyaro rag iyo naago leh oo aan weli guursan.
m.dh.u
Wadaag:
Geedka cawdu ka baxdo, waa dhir oo ay isku bah yihiin timirta, bixiya miraha qoonaha iyo caw oo ka baxa meelaha kulul ee biyaha leh.
Nagaar dhulka ku faalala oo xooluhu daaqaan.
m.dh
Wadaag:
Meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Barbaar ka dhigid.
Jir, garaad, anshax iwm ee ubad, dhisid; korin; tababbarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho.
(f.mg) Habeen meel u hoyasho.
f.g
Wadaag:
Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
(-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
(-iyo, m.l) Buruq.
m.l
Wadaag: