Qeexid
"(-jayaal, m.l/dh) Jabto."
"(-jayaal, m.l/dh) Jabto."
Wadaag:
(f.g) Galmoo.
(f.mg) Meel goglan oo barkimooyin lagu tiirsado leh jaad ku cunid.
f.g
-jeeyay, -jaysay
Wadaag:
Madaxa hore oo kuusan ee xubinta taranka ragga; dhalfo; fanjar.
Qayilaad meel fadhi fiican oo lagu raaxeysto leh lagu qayilo.
m.dh
Wadaag:
Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi.
Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin.
Is b.: caadaysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh habka dadka wax loo baro, kuna shaqeeya; macallin.
m.l
Wadaag:
Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
B. xoolaad: xoolo yar.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Caanaha neef guraya ibihiisa ku hara.
m.dh
Wadaag:
Duub ulo jilicsan ah oo dhigaha aqal-Soomaaliga lagu xoojiyo.
m.l
Wadaag:
Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Biyo, qabow awgiis adke isku beddeley.
B. ah: wax aad u qabow.
m.l
Wadaag:
Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
(-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
(-iyo, m.l) Buruq.
m.l
Wadaag:
Cudur cuncun leh, oogada dadka ku dhaca oo caddeeya. ld barras.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho.
(f.mg) Habeen meel u hoyasho.
f.g
Wadaag: