Qeexid
(-ooyin, m.l) Caanaha neef guraya ibihiisa ku hara.
(-ooyin, m.l) Caanaha neef guraya ibihiisa ku hara.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Madaxa hore oo kuusan ee xubinta taranka ragga; dhalfo; fanjar.
Qeexid Xigta: Qayilaad meel fadhi fiican oo lagu raaxeysto leh lagu qayilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-jayaal, m.l/dh) Jabto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Cid, meel, waddan si xaaladdeeda loo ogaado aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qotay
Qeexid: Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Mayrax la feeray oo aan weli wax lagu samayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: (f.g) Galmoo.
Qeexid Xigta: (f.mg) Meel goglan oo barkimooyin lagu tiirsado leh jaad ku cunid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg barjee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -oofay
Qeexid: Ari subax xero ku daahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Afarta jaho oo asaasiga ah middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
Qeexid Xigta: B. xoolaad: xoolo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi.
Qeexid Xigta: Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin.
Qeexid Kale: Is b.: caadaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg barjimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]