Qeexid
ld barkasho.
ld barkasho.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: ld bardad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid Xigta: barkadhac1 m.l Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bardadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gday
Qeexid: ld bardad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld kabarray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld bardadsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kheyr badan oo Eebbe laga helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld barkindhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld barbardhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld baraako.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld bardadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg barko. ld barkad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof wax uusan aqoon barashadooda ku jira.
Qeexid Xigta: ld barasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -kaday, -katay
Qeexid: Wax barkin ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U b.: cid barkin dhabanka u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld bardadsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld bardadsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) (fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]