Qeexid
"(-cay, -cday; -dhici) Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac2."
"(-cay, -cday; -dhici) Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac2."
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Labo qof, koox ama ka badan tartan ku kala badin waayid. ld barbarradhac2.
f.mg1
Wadaag:
barkadhac1 m.l Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac1.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f.mg1
Wadaag:
Si kala daadsanaan ah u fariisasho (qof).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-cay, -cday; -kici) Colaad, faqrinnimo iwm awgeed meel uga guurid.
f.mg1
Wadaag: