Qeexid
"(-dyo, m.dh) (fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis."
"(-dyo, m.dh) (fiis.) Heerkulka uu cadaadiska uumiga hoorku le'egyahay cadaadiska atmoosfeerka, taas oo uumibaxu ka muuqdo hoorka dhammaantiis."
Wadaag:
barkadhac1 m.l Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac1.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
U b.: fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn ku kicid.
Ula b.: si toos ah oo aan gabbasho lahayn qof ama shay u wajahid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn; caddaan; kas.
ld bareerid. ld bareero.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh habka dadka wax loo baro, kuna shaqeeya; macallin.
m.l
Wadaag:
Tubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiyo. ld sigaar sakati1 m.dh Cabsi yar shaki.
m.l
Wadaag:
U b.: cid barkin dhabanka u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: