Qeexid
"Kheyr badan oo Eebbe laga helo."
"Kheyr badan oo Eebbe laga helo."
Wadaag:
Qasiido haweenka u gaar ah oo la tiriyo munaasabadaha aroosyada.
m.l
Wadaag:
Cid barkhad siin (Eebbe).
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
U b.: cid barkin dhabanka u dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha.
Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori si wanaagsan loo qorey, leh madax qaab bileed ah oo la barkado,lug, gacan gelis ama gacan qabsi ah iyo sal wareegsan, ballaaran oo uu ku fariisto. ld barshin.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.
m.dh
Wadaag:
barkadhac1 m.l Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac1.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-imo, m.dh) Kiish maro ah oo cudbi, isbuunyo iwm laga buuxiyo oo la barkado. ld barkimo.
m.dh
Wadaag: