Qeexid
"Noocyada kalluunka jaad ka mid ah."
"Noocyada kalluunka jaad ka mid ah."
Wadaag:
Ka b.: qof baroor ka keenid.
Meseggo aan geedkii ku bislaan goyn. ld baroorsii.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn.
Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay.
B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
m.l
Wadaag:
Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m.dh
Wadaag:
Meseggo aan bislaan gurasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin.
Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan. barooro2 f.mg3 () Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
m.f.dh
-rtay, -ratay
Wadaag:
(f.g) Aqoon kororsasho.
U b.: wax caado ka yeelasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.
Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
m.dh
Wadaag:
Caws dhaadheer, caleemo adag leh oo xooluhu daaqaan raradana laga sameysto oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m.l.u
Wadaag:
Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi.
ld baroordiiqid.
m.f.dh
Wadaag: