Qeexid
"Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi."
Qeexid Xigta
ld baroordiiqid.
"Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi."
ld baroordiiqid.
Wadaag:
Ka b.: qof baroor ka keenid.
Meseggo aan geedkii ku bislaan goyn. ld baroorsii.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m.dh
Wadaag:
Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meseggo aan bislaan gurasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin.
Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan. barooro2 f.mg3 () Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
m.f.dh
-rtay, -ratay
Wadaag: