Qeexid

"U b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baroordiiq oo kali ah:
  • Sedax maalmood oo baroordiiq ah oo dowlada Soomaaliya u sameyneso Gudoomiyihii Maxkamada sare Marxuum In-dhabuur.
  • Gebogebadii waxa duco ku soo khatimay kulankii baroordiiqda ahaa Suldaan Adan Suldaan Cabdiraxmaan Alla ha u naxariistee Marxuum Mujaahid Ibraahim Meygaag Samatar Wuxuu noqday Gudoomiyahii ugu horeeyay ee Baarlamanka Somaliland.