Qeexid
ld baroorin.
ld baroorin.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld baroori.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baroorsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Meseggo aan bislaan gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin.
Qeexid Xigta: Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan. barooro2 f.mg3 () Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Oohin iyo cataw kor ugu dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab caddaan boor leh ah oo ay farduhu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qaylo dheer cataw iyo ilmo leh oo ay haweenku sameeyaan marka ay dhibaato la kulmaan.
Qeexid Xigta: Meseggo aan bislaan oo sabuul ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka b.: qof baroor ka keenid.
Qeexid Xigta: Meseggo aan geedkii ku bislaan goyn. ld baroorsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg baroorso. ld baroorsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baroorasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: ld bariin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg barii. ld bariisiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baroodid. Baabbacada uu geela sameeyo marka uu barwaaqeysanyahay.
Qeexid Xigta: B. ah: neef sii dhimanaya jirro awgeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Geel barwaaqeysan baabbaco sameyn.
Qeexid Xigta: Neef wax naftu markaa ka baxayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Mayrax la feeray oo aan weli wax lagu samayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi.
Qeexid Xigta: ld baroordiiqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: U b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg bacsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Noocyada kalluunka jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baansiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]