Qeexid
"Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid."
[-iyay, -isay]
barqacel yay
barqacel say
f.g2"Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid."
Wadaag:
Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.
f.mg3
-qday, -qotay
Wadaag:
Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin1.
m.dh
Wadaag:
Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Toddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorraxdu ayan kululaan.
m.l
Wadaag:
Goor barqo ah seexasho (nafley).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro ..., m.l) (fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir.
m.dh
Wadaag:
ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo.
Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo.
B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay. barqammaal2 f.g1 () Waqti barqo ah, xoolo lisid.
m.f.dh
-aalay, -aashay
Wadaag:
Waqtiga duhurka ka horreya oo cadceeddu aad u kulushahay.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal.) Bar qorraxda dusheeda ah, marmarka qaarkoodna waxa laga arki karaa lakab daruureed khafiif ah ama muraayad madow isha qaawan. Bilowgeedu wuu qarsoonyahay, laakiin waxa la rumaysanyahay inuu ka koobanyahay neefo ku meersan gibilka qorraxda.
m.l
Wadaag: