Qeexid
"Goor barqo ah seexasho (nafley)."
[-iyay, -isay]
barqalibaax yay
barqalibaax say
f.mg2"Goor barqo ah seexasho (nafley)."
Wadaag:
ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo.
Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo.
B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay. barqammaal2 f.g1 () Waqti barqo ah, xoolo lisid.
m.f.dh
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-byo, m.dh) Awrka geela loogu daro in uu rimiyo oo aan la rarine baarkiisa qaba.
m.l
Wadaag:
Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.
f.mg3
-qday, -qotay
Wadaag:
Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin1.
m.dh
Wadaag:
Toddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorraxdu ayan kululaan.
m.l
Wadaag:
(-ro ..., m.l) (fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga duhurka ka horreya oo cadceeddu aad u kulushahay.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal.) Bar qorraxda dusheeda ah, marmarka qaarkoodna waxa laga arki karaa lakab daruureed khafiif ah ama muraayad madow isha qaawan. Bilowgeedu wuu qarsoonyahay, laakiin waxa la rumaysanyahay inuu ka koobanyahay neefo ku meersan gibilka qorraxda.
m.l
Wadaag: