Qeexid
"ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo."
Qeexid Kale
B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay. barqammaal2 f.g1 () Waqti barqo ah, xoolo lisid.
Qeexid Xigta
Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo.
[-aalay, -aashay]
barqalibaaxin alay
barqalibaaxin ashay
m.f.dh"ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo."
B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay. barqammaal2 f.g1 () Waqti barqo ah, xoolo lisid.
Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo.
Wadaag:
Goor barqo ah seexasho (nafley).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.
f.mg3
-qday, -qotay
Wadaag:
Toddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorraxdu ayan kululaan.
m.l
Wadaag:
Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin1.
m.dh
Wadaag:
(-ro ..., m.l) (fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga duhurka ka horreya oo cadceeddu aad u kulushahay.
m.dh
Wadaag: