Qeexid
"(-ro ..., m.l) (fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir."
"(-ro ..., m.l) (fiis.) Xaaladda dareeraha ee wejiyada hoorka iyo neeftu ay isku cufnaanyihiin. Markaa, dareeraha heerkulkiisa, cadaadiskiisa iyo muggiisuba waxa ay taaganyihiin xaalad qiirqiir."
Wadaag:
Xoolo inta aan la maalin subaxii daajin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka. ld barqimo, barqin1.
m.dh
Wadaag:
Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.
f.mg3
-qday, -qotay
Wadaag:
Waqti barqo ah xoolo si loo maalo guriga dib u keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Toddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorraxdu ayan kululaan.
m.l
Wadaag:
Waqtiga duhurka ka horreya oo cadceeddu aad u kulushahay.
m.dh
Wadaag:
Goor barqo ah seexasho (nafley).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal.) Bar qorraxda dusheeda ah, marmarka qaarkoodna waxa laga arki karaa lakab daruureed khafiif ah ama muraayad madow isha qaawan. Bilowgeedu wuu qarsoonyahay, laakiin waxa la rumaysanyahay inuu ka koobanyahay neefo ku meersan gibilka qorraxda.
m.l
Wadaag:
ld barqammaalid. Maalidda xoolaha baraqdii la maalo.
Waqti barqo ah oo xoolaha la maalo.
B. ah: caano waqtigaa barqada ah la lisay. barqammaal2 f.g1 () Waqti barqo ah, xoolo lisid.
m.f.dh
-aalay, -aashay
Wadaag: