Qeexid
"Dhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo bixid."
[-hay, -hday]
barraah2 ay
barraah2 day
f.mg1"Dhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo bixid."
Wadaag:
Caws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a.
m.l
Wadaag:
In muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u fadhiisasho. ld barraaqso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
In muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Kala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
War, cudur, daad iwm aad u faafid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
eeg barraahso. ld barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho, b
m.f.dh
Wadaag:
Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ku faafa.
Geed dhulka ku faafa,leh laamo dhaadheer oo jilicsan, caleemo balballaaran oo khudrad ahaan loo cuno.
m.dh
Wadaag:
Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha.
Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
m.dh
Wadaag: