Qeexid
"eeg barriiji. ld barriijis."
"eeg barriiji. ld barriijis."
Wadaag:
Wax xawli ku ordaya si kedis ah u hakin ama u weecin.
Ku b.: wax jilicsan ballaarin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.
m.dh
Wadaag:
Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Wax sharafta iyo haybadda ku xun qof ku qasbid.
Wax dhogorta ka murxin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi.
m.l
Wadaag:
Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag: