Qeexid
"(-ooyin, m.l) Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo."
"(-ooyin, m.l) Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo."
Wadaag:
Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Wax xawli ku ordaya si kedis ah u hakin ama u weecin.
Ku b.: wax jilicsan ballaarin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qolofta ku dahaaran iniinyaha bariiska intaan la tumin.
m.l
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
Roob da'a arooryada hore.
m.dh
Wadaag:
(-qo ..., m.l) (xis.) (Fallaar) Xarriiq toosan oo ka bilaabanta bar maguu raan ah oo si aan joogto ahayn ugu fidda hal jiho (dhinac) oo keliya.
m.l
Wadaag:
Habeen meel ku nabad gelin (nafley). ld bariisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.
Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
m.dh
Wadaag:
Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul.
Qof dabeecad wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha.
Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
m.dh
Wadaag:
Geed cawseed dalagga la beerto ka mid ah dhala iniinyo yaryar oo kuwa sarreenka ka yar oo la cuno marka la karsho. ld bariid.
m.l
Wadaag:
Meel ciriiri ah oo maritaankeedu dhib yahay.
ld ceego.
m.dh
Wadaag: