Qeexid
"Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi."
"Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi."
Wadaag:
Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin.
Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan. barooro2 f.mg3 () Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
m.f.dh
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dabayl xilli ku socota oo ka dhacda badweynta Hindiya iyo Aasiyada koofureed.
Xilli; wakhti.
Nooc ka mid ah doonyaha.
m.l
Wadaag:
Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha.
Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
m.dh
Wadaag:
In muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Kala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a.
m.l
Wadaag:
Wax xawli ku ordaya si kedis ah u hakin ama u weecin.
Ku b.: wax jilicsan ballaarin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: