Qeexid
ld bersed.
ld bersed.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Meseggo aan bislaan gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Dhul iwm cabbirkooda kordhisasho.
Qeexid Xigta: Wax ballaciisa weyneysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc ka mid ah xanjo oo laga dhaliyo xabagbarsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld bersed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid, cilmi iyo wax uusan aqoon aqoonsi.
Qeexid Xigta: Wax laba meelood oo isla 'eg u qaybin.
Qeexid Kale: Is b.: caadaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
Qeexid Xigta: B. xoolaad: xoolo yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (daaw.) Bar lagu dhasho oo meel xaddidan ee maqaarka ah ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
Qeexid Xigta: Roob da'a arooryada hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld barkin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Meel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako.
Qeexid Xigta: Bidaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri.
Qeexid Xigta: Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Qof aqoon u leh habka dadka wax loo baro, kuna shaqeeya; macallin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cadka baruurta ah oo ka baxa dibka idaha.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.l) Salka dadku ku fariisto.
Qeexid Kale: (-iyo, m.l) Buruq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Aqoon kororsasho.
Qeexid Xigta: U b.: wax caado ka yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g
Qeexid: (f.g) Cid wax ay leedahay ama ka mas'uul tahay si debecsan u weyddiisasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Habeen meel u hoyasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Baryo ama tuugsi u bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neef dhalay dambar ka maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur ku dhaca meel jirka ka mid ah oo barariya oo aan af lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Khabar raadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]