Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
bartireyn
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `bartireyn`
bartiree
Qeexid
Ciyaar turub iyadoo la hayo ka hor degid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
bamgareyn
Qeexid
eeg bamgaree. ld
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bangareyn
Qeexid
ld bamgareyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bangareyn
Qeexid
bangareyn, bongareyn, bungareyn. ban1 m.l (-nan, m.l) Dhul bannaan oo aan dhir la hargalo lahayn.
Wadaag:
bastooreyn
Qeexid
(daaw.) Kululeynta caano ilaa kulku gaaro 65°C oo lagu hayo soddon daqiiqadood (30'), ama kulka la gaarsiiyo ila 72°C laguna hayo shan iyo toban daqiiqadood (15'), si loo dilo baktiiriyada ay ka mid yihiin kan qaaxada iyo kan tiifowga.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bartan
Qeexid
ld bartame.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
bureyn
Qeexid
eeg buree. ld burareyn, burareys, bureys.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
kireyn
Qeexid
eeg kiree. ld kireys.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
bartiyaqaan
Qeexid
(-nno, m.dh) Qof hantidiisa ama camalkiisa ku dheggan oo aan sida ku habboon uga faa'idaysan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
bartame
Qeexid
(-mayaal, m.l/dh) Bar wax labo qeybood oo isla'eg u kala qeybisa. ld bartan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
bartilmaameed
Qeexid
Calaamad la isla wada yaqaan ama wax lagu aqoonsado.
Meel la isla wada yaqaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
bartiyaqaannimo
Qeexid
Bartiyaqaan ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: