Qeexid
"Isbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawladaha xorta ah ee uu gumeysan Jirey."
"Isbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawladaha xorta ah ee uu gumeysan Jirey."
Wadaag:
Wax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Meel barwaaqo ka dhigasho.
Barwaaqo helid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn.
(w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.
m.dh
Wadaag:
Wax barwaaqo ka dhigid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Qof aqoon sare oo cilmiyeed leh.
Bare sare oo jaammacadeed. ld barafasoor.
m.l
Wadaag: