Qeexid
"eeg barwaqow."
"eeg barwaqow."
Wadaag:
Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn.
(w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.
m.dh
Wadaag:
Wax barwaaqo ka dhigid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Meel barwaaqo ka dhigasho.
Barwaaqo helid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
bahow1 m.l ld bahoobid.
ld bahow1. bahow1 m.l ld bahoobid.
m.f.dh
Wadaag:
Wax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Isbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawladaha xorta ah ee uu gumeysan Jirey.
m.l
Wadaag: