Qeexid

"ld barxasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga barxad oo kali ah:
  • Dadweyne badan ayaa kusoo ururay barxad weyn oo ku taala bartamaha Xudur halkaasoo lagu dilay marxuumka, waxaana ilaalinayay ciidamo badan oo Al-shabaab ka tirsan, iyadoo dilka uu noqonayo kii ugu horeeyay noociisa ee ka dhaca Somalia.
  • Barxad weyn oo ku taala Magaalada Baladweyne ayaa lagu gubay dawooyinkaan, iyadoo dadweyne badan ay sheeda ka daawanayeen dawooyinka la gubayay, waxaana sidoo kale ku sugnaa goobtaas saraakiil ka tirsan Al-shabaab.