Qeexid Xigta
ld barxanaansho.
ld barxanaansho.
Wadaag:
Wax la barxay ahaansho (caano).
Wax, wax aan la nooc ahayn ku dheehmay ahaansho.
f.mg1
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg bardadsan. ld bardadsanaansho, barkadsanaan, barkadsanaansho, ba
m.f.dh
Wadaag:
(taar.) Fikrado kasta, afkaar, dareen, rajooyin, ujeeddooyin, xusuus uu qofka ama dadka u leeyahay.
m.dh
Wadaag:
ld badnaansho, badni. eeg badan
2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.
m.f.dh
Wadaag: