Qeexid
"Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo."
[-ishay, -ilatay]
baryadil shay
baryadil latay
f.mg3"Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo."
Wadaag:
eeg baryadilo. ld baryaddilad, baryaddilasho, baryadilad.
m.f.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.
m.l
Wadaag:
Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo
m.dh
Wadaag:
Dib u raamsasho sameyn (xoolo).
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
m.l
Wadaag:
Cunto bariday.
Ciir aad u dhannaan oo aan la cabbi karin.
m.l
Wadaag: