Qeexid
"Dib u raamsasho sameyn (xoolo)."
[-day, -dday]
baryaqaad2 ay
baryaqaad2 day
f.g1"Dib u raamsasho sameyn (xoolo)."
Wadaag:
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
m.l
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Goob bannaan oo dhismayaal hareeraha ka jiraan.
Cad dhulka ah, yar oo bannaan.
m.dh
Wadaag:
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad2, barkag2, berded2, berkeg2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax lagu heshiiyay ama lays faray ballanteeda qaadid. ld ballangal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof hantidiisa ama camalkiisa ku dheggan oo aan sida ku habboon uga faa'idaysan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid.
(f.lg) ld bid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Nafley aad u silcid. ld meryaad2, miryaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Qof fil uu mas'uuliyad ku hana karo gaari; tabargalid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
U f.: cid dagaal ku billabid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka a.: arrinama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag: