Qeexid
"Baryo ama tuugsi u bixid."
[-stay, -satay]
baryays tay
baryays atay
f.g3"Baryo ama tuugsi u bixid."
Wadaag:
(f.g) Hanti yar iimaansasho.
(f.g) Hanti yar tashiilasho.
(f.mg) Cid barako ka doonasho. 4. (f.mg) Sadaqo la bixid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Weel, maro iwm mardhacyo uskag ah yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Cid qaraabeysasho.
Cid gaashaanbuuro la yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Waalid sasabasho (carruur).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Meel barwaaqo ka dhigasho.
Barwaaqo helid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax inay shar leeyihiin aaminid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo
m.dh
Wadaag:
Xoolo, calanaqsi samayn. ld baryaddilo.
f.mg3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof sabool ah oo kaalmo raadsasho ku jiro.
m.l
Wadaag:
Dib u raamsashada ay sameeyaan xoolaha calanaqsada. ld baryaqaadid.
m.l
Wadaag:
Dib u raamsasho sameyn (xoolo).
f.g1
-day, -dday
Wadaag: