Qeexid
"eeg bari3."
"eeg bari3."
Wadaag:
Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo
m.dh
Wadaag:
Cunto bariday.
Ciir aad u dhannaan oo aan la cabbi karin.
m.l
Wadaag:
Goobaabin yar oo meesha ku taal midab ka duwan leh.
B. xoolaad: xoolo yar.
m.dh
Wadaag:
ld bakhtiyid. bar1 m.l Wax laba meelood oo is le'eg loo qaybshay, meeshood; nus.
m.f.dh
Wadaag: