Qeexid

"Geeri caadi ah ee ku timaaddo qof tiisii gashay."

Qeexid Kale

Wax gubasho ku dhammaaday oo dambas noqday.

Qeexid Xigta

(-sas m.l) Baabbuur weyn oo dedan oo daaqada muraayado ah iyo kuraas leh oo rakaabka qaado.

Wadaag: