Qeexid

"Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay."

Qeexid Xigta

Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine