Qeexid
"(f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin."
Qeexid Xigta
(f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid.
[-say, -stay]
basaas3 ay
basaas3 tay
f.g"(f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin."
(f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid.
Wadaag:
Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay.
Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.
m.dh
Wadaag:
Wax basaasay ahaansho (timo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
m.dh
Wadaag:
Khudrad ur silloon oo dhadhan kulul, caleemo dhuudhuuban oo dhaadheer iyo buruq kuusan leh oo la cuno.
m.dh.u
Wadaag:
(-sray, -sartay; -sri) Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.
f.g1
Wadaag:
(jool.) Dhadhaabo midabkeedu madow yahay, wiriqaheeduna yaryaryihiin, ka abuurma ciid raran ah oo ka soo gufaacda burkaanta oo qabowday ee adkaatay.
m.dh
Wadaag:
Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo.
Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo.
ld basrid.
m.l
Wadaag:
Rafaad waxyeello weyn leh la kulmid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Cid, basanbaas dhaxalsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-shyo, m.dh) B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
m.l
Wadaag:
Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.
m.l
Wadaag: