Qeexid
"Rafaad waxyeello weyn leh la kulmid."
[-say, -stay]
basanbaas2 ay
basanbaas2 tay
f.mg1"Rafaad waxyeello weyn leh la kulmid."
Wadaag:
Cid, basanbaas dhaxalsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qallaylka, googgo'a iyo midab doorsoonka ku dhaca timaha marka aan muddo dufan la marin.
m.dh
Wadaag:
Imtixaan gudbid. Tus. “Cali, imtixaankii wuu baasay”.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax basaasay ahaansho (timo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax shidan dambas noqosho.
Ood iwm duugnimo awgeed la baabi'id.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
(f.g) Cid sirteeda, cid kale oo ay dan u tahay u gudbin.
(f.mg) Timo aan muddo dufan la marin qallayl, googgo' iyo midab doorsoon la kulmid.
f.g
-say, -stay
Wadaag:
Qof, sir cidi leedahay raadiya, una gudbiya cid kale oo ay dan u tahay.
Qof, sir dawladeed raadiya, una gudbiya dawlad kale; sirdoon.
m.dh
Wadaag:
Geed-nagaar la beerto oo dhala miro dhuudhuuban oo kulul oo cuntada lagu darsado. ld bisbaas.
m.l
Wadaag:
Wax inay shar leeyihiin aaminid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Nooc ka mid ah bariiska oo leh dhuux guduudan oo macaan. ld baasarac.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dokumeenti sharciyeysan oo dalalka adduunka loogu kala gudbo; dalkumar. ld baasaboorto.
m.l
Wadaag:
Dhibaato aad u weyn; belo.
Warqad aqoonsi oo lagu galo meel gaar ah sida xeryaha ciidamada, dekedaha iwm.
Rasaas si is daba joog ah u dhacda.
m.l
Wadaag: